Barashada Webdesign-ka
11 May 2012
Walaal ma dooneysaa inaad barato naqshadenta websedyada iyo inaad adigu suubsan karto webkaaga naqshadiisa,ama ma ubaahantagay casharo la xiriira cilad bixinta kumbuyutarada ugu tag:-
http://www.aqoon.net
http://www.iskuul.com
waa shabakado ku wanaagsan barashada arrimaha la xiriira kumbuyutarada
[More]
Tags:
webdesign
Posted at: 22:36 | 0 Comments | Add Comment | Permalink
Boga Teknolojiyada
9 May 2012
Bogan waxan ugu talagalay inaan idinkugu faa ideeyo cilmiga computerka iyo sayniska iyo casharo ku saabsan HTML..CSS..IYO WEB DESIGN ee ka faa ideesi wacan
Tags:
barashada teknolojiyada
Posted at: 07:25 | Permalink
Webyaasha cilmiga laga barto
9 May 2012
Maanta waxan idin soo bandhigi doonaa webyasha Soomaaliyeed kuwa aqoonta teknolojiyada laga barto:-
http://aqoonkaal.com
http://aqoon.net
http://iskuul.com
http://pctalknet.com
ka bogasho wacan.
[More]
Posted at: 07:25 | Permalink